Xubno ka tirsanaa Al-shabaab oo ay Puntland sheegtay in ay isku dhiibeen.[Video/Masawiro]
(June 22, 2015)
Boosaaso:-Waxaa maanta ay warbaahinta u soo bandhigeen Saraakiisha ciidanka dowladda Puntland labo nin oo dhalinyaro ah oo horay uga tirsanaa Al-shabaab ee ku jira Buuraha Calmadow. 2-da dhalin yarad
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo si rasmi ah Cadaado uga furay Kalfdhiga Baarlamaanka Gal-mudug [Masawriro]
(June 22, 2015)
Cadaado:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sh.Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Cadaado uga qeybgalay Munaasabad lagu dhaarinayey Xildhibaannada Baarla
Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay Saraakiisha Ciidamadda X.D.S, kuna booriyay adkeynta amniga dalka.[Masawiro]
(June 22, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta wasaaradda, saraakiisha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed, waxana ay ka wada ha
Ridwaan Xaaji Cabdiweli: “Waxaan iska Casilay Xilka Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
(June 22, 2015)
Muqdisho:-Maanta oo ay taariikhdu tahay 22/06/2015, waxaan si rasmi ah ugu dhawaaqay inaan iska casilay xilkii aan u hayey Qaranka Soomaaliyeed labadii sano ee la soo dhaafay ee ahaa Afhayeenka Xukuum
Mu’ssadda Minhaaj faraceed degmada Galdogob oo arday u qabatay dawro diini ah.[Masawiro]
(June 22, 2015)
Galdogob:-Shalay oo taariikhdu tahay 4ta Ramadaan oo ku beegan 21/6/2015 ayey Mu'assasada Al-mnhaaj u qabatay guud ahaan ardayda dhigta dugsiyada sare, macaahida Shareecada iyo jaamacahada ee magaalad