Xildhibaan ka tirsan DFS oo lagu dilay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir

July 25, 2015 - Written by Editor

Muqdisho-iyo-MidnimoMuqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabta lagu dilay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir xildhibaan ka tirsan DFS Xildhibaanka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabaa C/llaahi Xuseen Maxamuud.Wararka ayaa sheegaya in Xildhibaanka loogu xiray baabuurkiisa miino waxaana sidoo kale qaraxu uu dhaawac iyo dhimasho u geystay ilaalada xildhibaanka.

Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa hada soo xumaanaya waxaana maanta kaliya lagu dilay magaalada Muqdisho labo Xubnood oo ka kala  tirsan xafiiska Raisulwasaaraha iyo xubin ka tiran golaha baarlamaanka .

Ciidanka DFS ayaa soo gaaray goobta lagu dilay xildhibaan C/llaahi Xuseen Maxamuud waxaana ay baaritoono ka sameeyeen Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online