Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo Kormeeray maanta Bankiga Dhexe
(August 12, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, isagoo u kuurgalayey habsami u socodka hawlaha
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Gaas oo ka hadlay safarkiisa Gaalkacyo.[Dhagayso]
(August 12, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, wafdiga madaxweynaha ayaa si weyn loogu s
Jaamacat Al-Najaax oo Shirweyne u qabatay qaar ka mid ah Jaamacadaha ka jira dalka(Masawiro)
(August 12, 2015)
Burco:-Jaamacaha Najaax ayaa waxaa ay u qabatay qaar ka mid ah Jaamacadaha dalka kuwooda ugu muhiimsan Shirweyne waxaana Shirweynaha soo agaasimaya Musasada Al-Manaar. Shirweynahan oo ahaa kii ugu