Madaxweynaha Gal-Mudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ku dhawaaqay Golahiisa wasiirada

August 28, 2015 - Written by Editor

guledCadaado:- Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa caawa waxaa uu ku dhawaaqay golaha wasiirada oo in mudo ah laga sugayey. Madaxweynaha Gal-Mudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa uu magacaabay 25 wasiir , 25 wasiir ku xigeen iyo 4 wasiir dowle. Xaflad lagu qabtay xarunta Madaxtooyada ku meel gaarka ah ee degmada Cadaado ayaa lagu shaaciyey magacyada golaha xukuumada cusub ee Gal-Mudug waxaan goob joog ka ahaa Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug , ku xigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ee maamulka Gal-Mudug.

Hoos ka Akhri magacyada Golaha xukuumada cusub ee maamulka Gal-Mudug

no images were found

no images were found

no images were found

 

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online