Madaxweynaha Puntland oo kormeer ku sameeyey Ciidanka Daraawiishta ee gobalka Mudug .

August 29, 2015 - Written by Editor

Madaxweyne-GaasGaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka kormeer ku sameeyey ciidamada Daraawiishta ee gobalka Mudug waxaana uu booqday deegaanka Godad ee Gobolka Mudug.

Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa warbixino kala duwan ka dhageystay saraakiisha ciidanka daraawiishta ee gobalka Mudug kuwaas ku sugan deegaanka Godad .

Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa khudbad u jeediyey ciidanka Daraawiishta Puntland waxaana uu ku dhiirogaliyey in ay laba jibaaraan oo ay sii wadaan adkeynka amaanka xuduuda iyo sugida amaanka gobalka.

Kormeerka Madaxweynaha Puntalnd Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku soo aaday xili uu soo dhamaaday qeybtii hore ee shirka wadatashiga Puntland kaas oo ka socday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online