Sh.Cabdulaahi Sh.Maxamed oo waraysi uu siiyey Idaacadda DFS ku sheegay in uu ka goostay Al-shabaab.[Daawo]

August 3, 2015 - Written by Editor

lk-300x167Kismaayo:-Sh.Cabdulaahi Sheekh Maxamed oo ka mid ahaa xubnihi ku biiray Al-shabaab ayaa ka soo goostay waxaan wadaadkaan ka sheekeeyey sababaha uu ugu biiray Al-shabaab iyo wax uu la kulmay intii uu xubin ka ahaa ururka Al-shabaab. Sh.Cabdulaahi Sheekh Maxamed ayaa waxaa waraysiga uu bixiyey uu siiyey Idaacadda ku hadasha Afka Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaan waraysiga qaaday wariye Maxamed Xassan Xiis oo ka mid ah wariyaasha Idaacadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka howl gala Gobolka Jubbada Hoose Aadan Kismaayo.

Ilaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Hogaanka ururka Al-shabaab oo ku saabsan in Sheekh Cabdulaahi Sheekh Maxamed uu ka goostay ururkooda.

Hoos ka Daawo waraysiga uu wariya Maxamed Xassan Xiis la yeeshay Sh.Cabdulaahi Sheekh Maxamed

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online