Taariikhda waxbarashada diinta islaamka ee dhulka ay Soomaalidu degto [Daawo]

August 4, 2015 - Written by Editor

timthumbNairobi:-Barnaamijka culimada lagu warreysay oo ah barnaamij gaar ah oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Ixsaan qeybteeda warbaahinta,Sh.Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Maxamed Cismaan Calasow ayaa ka warramay taariikha waxbarashada diinta Islaamka ee dhulka ay Soomaalidu degto iyagoo  culimadu uga jawaabeen su’aalo dhowr ah, kuwaasoo ay ka mid yihiin:-

1-Waqtiga laga soo bilaabi karo taariikhda waxbarashada.

2-Culuumtii la akhrin jiray.

3-Culimadii hore ee cilmiga caanka ku ahaa.

4-Duruuftii ay ku noolaayeen culimada iyo ardadoodii.

5-Kala duwanaanshaha waxbarashadii hore iyo middan casriga ah.

Su’aalahan iyo kuwa kaleba jawaabahooda waxaad kaga bogan kartaa adigoo daawada barnaamijkan gaarka ah ee diiradda lagu saarayo taariikhda waxbarashada dhulka Soomaalidu ka deggen tahay geeska afrika.

Hoos ka daawo barnaamijka oo dhammeystiran.

Source:Somalireal

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online