Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Affey oo BBC-da waraysi siiyey.[Dhagayso]
(September 19, 2015)
Muqdisho:-Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Affey oo u waramay weriyaha BBC-da C/llahi Sh.Cabdirisaaq ayaa waxaa uu ka waramaya Shirka wadatashiga doorashada 2016 oo maanta ka furmay m
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Gaas oo lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho.[Masawiro]
(September 19, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19-9-2015 siweyn loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho . 
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ka tacsiyeeyey geerida Sh. Rashid Bin Maxamed Bin Rashid Al Makhtoum
(September 19, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweyne Ku-xigeenka ahna Ra’iisul Wasaaraha Isutagga Imaaraadka
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo gaaray Muqdisho (Masawiro)
(September 19, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdule Cismaan ee magaalada Muqdisho . Madaxweynaha Dowlada Jubbaland ayaa
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo maanta u ambabaxay Muqisho (Masawiro)
(September 19, 2015)
Garoowe:--Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wefti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa maanta oo taariikhdu tahay 19-09-2015 u ambabaxay Magaalada Muqdisho. Weftiga u