Madaxweynaha DFS oo soo dhoweeyey bilowga doorashooyinka Baarlamaanka
(November 5, 2016)
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey bilowga doorashooyinka Baarlamaanka oo maanta ka bilowday Garoowe, xarunta Dowlad Goboleedka Puntland. Dow