Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qabilay safiirka midowga yurub u qaabilsan Soomaaliya.
(November 29, 2016)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha madaxweynaha Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta 29 November 2016 Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wafti ay hoggaam
Ciidamo ka tirsan dowladda Puntland oo ku baxay Degmada Qandala ee Gobolka Bari
(November 29, 2016)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in cutubyo ka tirsan ciidamada badda Puntland iyo kuwa Daraawiisha ay ku sii qulqulayaan deegaanada ku xeeran Degmada