Nadwo looga hadlayey khatarta shiicada oo xalay lagu qabtay Masaajidka hidaaya. [Daawo]
(November 7, 2016)
Nadwo looga hadlayey khatarta shiicada ayaa waxaa xalay lagu qabtay masaajidka hidaaya ee magaalada Nairobi. Nadwadan oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda ixsaan ee dacwada iyo horumarinta bulshada ay
Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Boosaaso ku qaabilay Michael Keating (Masawiro)
(November 7, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 07 November, 2016 wuxuu xafiiskiiska madaxtooyada Dawladda Puntland ee magaalada Boosaaso ku qaabilay ergayga gaarka ah ee xo
Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Micheal Keating oo gaaray magaalada Boosaaso
(November 7, 2016)
Boosaaso:-Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa saaka gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari,waxaana la filayaa in uu kulan gaar