Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaabi Wasshunnah oo si adag uga hadashay Weerarka Xuutiyiinta Ee Mecca (Bayaan)
(October 31, 2016)
Garoowe:-Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaabi Wasshunnah  oo ah ayaa waxaa ay si adag uga hadashay weerarkii kooxda Shiicada ee Xuutiyiinta ay ku qaadeen magaalada barakeysan Mecca oo ah qiblada Muslimi
Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Saraakiil Ka Tirsan Hay’adda UNOCHA
(October 31, 2016)
Garoowe:-Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Ahna Ku Simaha Xilka Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa maanta 31 October, 2016 Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay saraaki
Baaq Nabadeed oo ku Wajahan Colaada Magaalada Gaalkacyo Suldaan Cabdi Qani Qorane
(October 30, 2016)
Garoowe:-Waxaa na soo gaaray baaq nabadeed oo uu dirayo Suldaan Cabdi Qani Qorane oo ka mid ah Isimada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Puntland waxaana uu baaq nabadeed u diray maamulada iyo shacabka Pun
DFS oo Warsaxaafadeed ka soo saartay weerarka Xuutiyiinta ee Mecca
(October 30, 2016)
Waxa aanu si walaac ku jirto ula soconnaa xaaladaha halista ah ee ka jira Yemen, waxa aanu cambaareyneynaa maleeshiyooyinka Xuuthiyiinta oo gantaal balaastiko ah ku ganay deegaan ka tirsan Magaalada b
Sheekh Maxamuud Xaliike oo baaq u diraya Maamulada Galmudug iyo Puntland
(October 30, 2016)
Laascaanood:-Waxaan udirayaa baaq walaalaha muslimiinta ah ee ku dagaalamaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug marka u horaysa waxayga su,aala walaalayaal ma iswaydiiseen maxaad isudilayasa
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas oo su,aalo adag la weydiiyey (Dhageyso)
(October 29, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas, ayaa maanta furay kalfadhiga 38aad ee Barlamanka Puntland, waxaana lagu waydiiyay su'aalo adag oo ku saabsan xaaladda deegaanada Puntland Madaxwe
Goobihii waxbarashada ee Degmada Cabdudwaaq oo shaqo joojin sameeyey (Masawiro)
(October 29, 2016)
Cabudwaaq:-Mudahaaraad aad u Balaaran oo haatan Ka socda Magaaladda Caabudwaaq, kaas oo looga soo horjeedo dilkii Macalin kamid ah macalimiinta sida weyn looga qadarin jirey degmada Cabudwaaq kaas lag
Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo ku baaqday in la joojiyo dagaalka magaalada Gaalkacyo.[Video]
(October 28, 2016)
Gaalkacyo:-Shir weyne ay ka soo qayb galeen culumo , odayaal dhaqameed , ganacsato, aqoon yahan iyo qurba jog loogana hadlay dagaalada ka dhacaya magaalada gaalkacyo , taariikhdu markay ahayd 28/10/20
Ma ogtahay inuu jiro Telefeshin afka soomaaliga dacwada ku baahiya 24saac.!!!
(October 28, 2016)
Sudan:-Telefishinka Afrika 4 wuxuu baahiyaa dacwada islaamka iyo barnaamij diini ah oo kala duwan 24ka saac, wuxuuna ku baxaa afsoomaali, waxaa la aasaasay sanadkii2014kii, ayadoo lagala socon karo ma
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Degmada Carmo Ka Dhagax Dhigay Guriga Martida, Ka dibna u safray Gobolada Kar-kaar iyo Nugaal.
(October 28, 2016)
Carmo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo howlo shaqo u joogay Degmada Carmo oo ka mid ah degmooyinka Gobolka Bari Degmada ayaa maanta 28 October, 2016 waxaa uu degmada

Next Page »