Madaxweynayaasha Puntland iyo Gal-Mudug oo heshiis hordhac ku wada gaaray Abu Dubia.[Akhri]
(November 1, 2016)
Dubia:-Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa kulan gaar ah oo ay ku yeeshay magaaladda Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta, waxaana isla gaareen heshiis hor dhac ah oo lagu joojinayo colaada k
Bayaan ku socda colaadda magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug
(November 1, 2016)
بسم الله والحمد لله وصلى الله وسلم على رسول الله Culumada iyo ducaada reer UK waxay ka soo saareen xal u helida colaadda soo noqnoqotay ee magaalada Gaalkacyo ba
Sh C/Naasir X Axmed oo ugu baaqay umada Soomaaliyeed joojinta dagaalada Gaalkacyo (Daawo)
(November 1, 2016)
Laascaanood:-Sheekh C/naasir Xaji Ahmed (Abu Maxamed )ayaa baaq u diray Maamulada Galmudug iyo Puntland wuxuuna ugu baaqay in ay alle ka baqaan oo ay joojiyaan dagaalada iyo colaad ka jirta magaalada
Maraakiibta ciidamada shisheeye oo Duqeyn ka Geystay Degmada Qandala
(November 1, 2016)
Qandala :-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bari ayaa sheegaya in Maraakiib iyo doomo ay wataan ciidanka shisheeye ee ku sugan xeebaha dalka Soomaaliya ay duqey u geysteen Degmada Qandala ,Duqeynta aya
Madaxweyne Kuxigeenka Dawlada Puntland oo ka qaybgalay kulan lagaga Hadlayey Maalgashiga Soomaaliya oo ay isugu yimaadeen Maamul Goboleedyada Dalka.[Masawiro]
(November 1, 2016)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta 01 November 2016 Garoowe ka ga qayb galay kulan uu soo qaban qaab
Hay,ada Culumada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saaray weerarka Xuutiyiinta Ee Mecca (Akhriso)
(November 1, 2016)
Muqdisho:-Hay,ada Culumada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay Bayaan ka soo saareen weerarka kooxda Xuutiyiinta ay ku qaadeen qiblada Muslimiinta ee magaalada Makkah Mukarama waxaana ay muslimiinta ugu baaqee