Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka oo Nairobi uga qeybgalay Shir Ku Saabsan wax ka qabashada Abaaraha Dalka.[Masawiro]
(January 27, 2017)
Nairobi:-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa magaalada Nairobi uga qeybgalay shir ku saabsan wax ka qabashada abaaraha ka jira gobollada dalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo u safray degmada Bandarbayla siina maray Mareer iyo Qoton.[Masawiro]
(January 27, 2017)
Bandar-bayla:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kormeer shaqo ku marayey gobolada Bari iyo Karkaar ayaa maanta 27 January si diiran loogu soo dhoweeyey degmada Bandar-b
Ururka Al-shabaab oo la wareegay Saldhig ay ciidanka Kenya ku lahaayeen deegaanka Kulbiyow
(January 27, 2017)
Kismaayo:-Ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa waxaa ay duulaan qorshaysan ay ku qaadeen saldhiga ay ciidanka dalka Kenya ku lahaayeen  deegaanka Kulbiyow ee gobolka Jubadda Hoose. Ciidanka Al-sh
Madaxweyne ku xigeenka Puntland dalka Soomaaliya waxaa heysta Shisheeye (Daawo)
(January 27, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiim Cumar Camey ayaa waxaa uu ku qabtay magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland Shir jaraa’id waxaana uu uga hadlay xaalada dalka Soomaaliya