Qarax Khasaaro badan geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

April 9, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Warar dheeraad ah ayaa waxaa ka soo baxaya qarax duhurkii maanta ka Agagaarka Wasaaradda G/dhiga ee DFS waxaana qaraxaas loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa.

Qaraxa ayaa waxaa uu geystay Khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac waxaana ku dhintay 6 qof oo ay askari ku jirto halka ay ku dhaawacmeen 10 kale .

Kooxda Al-Shabaab ayaa qaraxa soo maleegtay waxaana ay la eegatay Taliyaha ciidanka Milatariga ee JFS Gen Cirfiid oo isagu ka badbaaday qaraxa.

Qaraxan ayaa ku soo beegmay xili Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo uu ku baaqay dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab oo isoo tafo xeytay daadinta dhiiga shacabka Soomaaliyeed ee Muslinka ah.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online