Wasaaradaha arrimaha gudaha Puntland oo ay ka soo baxeen amaro lagu sugayo amniga Boosaaso.[Akhri]

April 30, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:- Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo hormarinta reer miyaga dowladda Puntland ayaa waxaa ay soo saartay Amaro lagu xaqiijinayo Amniga guud Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka bari. Amarka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha ayaa waxaa uu la xiriiraa in tiro koob lagu sameeyo baabuurta , bixinta taarikooyinka ,in dowladda hoose xakamayso bixinta ruqsadda gaadiida iyo amaro kale.

Hoos ka eeg warsaxaafeedka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo hormarinta reer miyaga dowladda Puntland.


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online