Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf oo fariin u diray Shaqaalaha Idaacada BBC-da Soomaaliga.[Video]
(March 3, 2018)
Garoowe:-Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf oo Fariin u diray Shaqaalaha Idaacada BBC-da Soomaaliga isagoo sheegay in wax laga xumaado ay tahay in idaacadda BBC-da Somaaliga ay buunbuuniso arrimo dhaawacay dhaq
War-murtiyeedka Shirka dalalka Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo DFS.[Masawiro]
(March 3, 2018)
Uganda :-Shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu ka joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay 2-da Maarso 2018 magaalada Kampala ee Uganda, waxaana martigeliyey Madaxwe
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya oo u dhoofay Mareykanka
(March 3, 2018)
Muqdisho:-Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhow ka amba baxay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho,iyagoo ku sii jeeda Dalka
Wasiirka Warfaafinta ee S/land oo ka hadlay Go’aankii dowladda Soomaaliya ee Dekkada Berbera.[Video]
(March 3, 2018)
Hargeysa:-Wasiirka Warfaafinta ee S/land  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu ka haday warsaxaafeed ka soo baxay dowladda fedraalka Soomaaliya kaas oo shar
Madaxweyne Farmaajo oo Kampala kula kulmay Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad ee Burundi
(March 3, 2018)
Kampala, 02 Maarso 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa shir gaar ah la yeeshay Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad ee Burundi Mudane Gaston Sindimwo oo ka qe