Sh Daahir aw Cabdi oo wacdi qiimo leh ka jeediyey Masjidka Rowda ee Boosaaso.[Dhagayso]
(March 9, 2018)
Boosaaso:-Sh Daahir Aw-Cabdi oo ka mid ah culimada Soomaaliya kuwood ugu waaweyn ayaa maanta waxaa uu kalimad naseexo ah ka jeediyey khudbadii Jimce ka dib Masjidka Rowda ee Boosaaso wuxuuna Sheekhu u