Gudiga gurmadka culimada oo kormeeray xaalada degmada Qardho.[Video]

May 4, 2020 - Written by Editor

Qardho:-Guddiga gurmadka Qardho ee Culimada iyo Ganacsatada iskugu jira ayaa kormeer ku tagay goobihii daadadku waxyeelada ka gaysteen waxayna bulshada ka codsadeen in laga wada qayb qaato gurmadka walaalaha Qardho.

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.