Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Ali Abdullahi Warsame oo imaanaya Oslo

November 11, 2011 - Written by

Norway:-Dhamaan Soomaalida degan Oslo iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in uu dhacayo kulan lagu soo dhawaynayo, qudbadna uu ka jeedinayo Wasiirka caafimaadka Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed, Dr Ali Abdullahi Warsame.

Meeshu/Goobtu waa: Islamic Cultural Center Norway (Masjidka maxbuub),

Cinwaanka: Tøyenbakken 24

Taariikhda iyo saacada: Axada, 13.11.2011, saacada: 16:00 – 19:30. 


Wixii faahfaahin ah kala xariir:

1) Cawil Yaasiin (Cawil Kalaay), Mob: 91348994

2)   C/qadir Maxamed Jaamac (Ciiro), Mob: 47161083

3)   Ahmed Raage, mob: 45028637

Ka soo qaybgal wanaagsan!.

C/rabbi Mohammed Kilwe
Halgan.net
Oslo

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,769 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>