
(November 25, 2011)
Qardho:-Waxaan akhristayaasha sharafta leh ee Halgan .net aan maanta u soo gudbinaynaa Khudbo jimcihii maanta ee masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar, Khudbada maanta ay

(November 25, 2011)
Garoowe:- Waxaa maanta ka dhoofay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe Wafdi balaaran oo iskugu jira wasiiro ,Isimo iyo Xilibaano ka tirsan Golaha wakiilada ee dowllada Puntlland. Wafdiga maanta

(November 25, 2011)
Addis Ababa :-Waxaa maanta ka furmay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Kenya Shir si gaar ah loogu gorfeynayo xaalada dalka Soomaaliya waxaana shirkaas ka soo qeyb galaya madaxada wadamada gees

(November 25, 2011)
Seattle :-Culimo ay ka mid Yihiiin Sheikh cabdiraxmaan Sheikh Cumar,Sheikh Maxamed Mursal iyo Sheikh Cabdirizaaq Xaashi ayaa gaaray Magaalada Seattle ee Gobalka Washington Si ay halkaasi muxaadaraad u

(November 25, 2011)
Garisa:-Wararka ka imaanaya magaalada Garisa ee xarunta gaobolka waqooyiga bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in xalay qaraxyo loo adeegsaday Bamka gacanta lagu tuuro lagu weeraray laba goobood oo mi

(November 25, 2011)
Addis Ababa :-Madaxweynaha DFKM Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya kulan kula yeeshay Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Meles Zenawi. Madaxweyna
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|