Koox hubaysan oo xalay ku dilay nin ganacsade ah degmada Balcad ee gobolka Sh.dhexe
(November 29, 2011)
Muqdisho:-Koox dablay ah oo hubeysan ayaa xalay waxaa ay ku dileen degaanka Ceel-Geelle oo ka tirsan degmada Balcad nin ganacsade ah oo aad looga yaqaanay degmada Balcad , ganacsadaha la dilay ayaa w