Madaxweynaha DFKM Shariif Shiikh Axmed oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(November 18, 2011)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaminayo ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu safaro kale duwan ku tegay dalka Kenya iyo Sudan, Madaxweynaha DFK
Sarkaal ka tirsan Hay’adda (NRC) ee dalka Norway oo caawa lagu dilay Gaalkacyo.
(November 18, 2011)
Gaalkacyo:-Sarkaal ka tirsan  hay’adda qaxootiga u qaabilsan dalka Norway (NRC) ayaa caawa lagu dilay waqooyiga magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan xaafada Israac ka dib markii uu ka soo baxay salaadi
Sh.Umal oo khudbo Jimcihii maanta ka digay in lagu gaaloobo Nimcada alle(Dhageyso)
(November 18, 2011)
Nairobi:Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu si wanaagsan uga hadlay khatarta ay leedahay in lagu gaaloobo nimcada alle iyo sida qu,aanka uu tusaalooyin umada ugu fahamsiiyey xaqa iyo
Dhaqdhaqaaq ciidan oo laga soo sheegayo gobalka J/hoose
(November 18, 2011)
Kismaayo:-Wararka saaka naga soo gaaraya gobalka J/hoose ayaa sheegaya in ay ka jirto xiisad iyo dhaqdhaqaaq ciidan oo ay wadaan Ururka Al-Shabaab iyo ciidamada huwanta ee gacanta ka helaya ciidamada