Wariye ka tirsan Tv-ga Somali Channel oo lagu xiray magaalada Garoowe
(November 15, 2011)
Garoowe:-Ciidanka Booliska ee magaalada Garoowe ayaa xalay shaqdii dhexe waxaa ay kala baxeen guri giisa Wariye Mahad  Cabdi Cali oo ahaa wariye u shaqaynayey  Tv-Somali Channel , Wariye Mahad Cabdi
Afhayeenka ururka Al-shabaab oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho
(November 15, 2011)
Muqdisho:-Afhayeenka ururka Al-shabaab Sh.Cali Maxamuud Raage Sh.Cali Dheere oo maanta shir jaraaid ku qabtay  magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu kaga hadlay  dagaalo ay Al-shabaab iyo ciidanka dalka
Taliye ku xigeenka saldhiga degmada Dharkeenleey oo qarax lagu weeraray
(November 15, 2011)
Muqdisho:-Qarax geystay khasaaro iyo dhaawac ayaa maanta waxaa uu ka dhacay  agagaarka Saldhiga degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir.Qaraxa ayaa waxaa uu ahaa miinada dhulka lagu aaso waxaana la
Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaray saaka Markaska Daarul Xadiis
(November 15, 2011)
Yemen:-Wararka ugu danbeeyey ee saaka ilaa xalay naga soo gaaraya magaalada Sacda gaar ahaan Markaskii ugu weynaa Salafiyiinta ee Daarul xadiis  ayaa sheegaya in kooxda xuutiyiinta ay ilaa shalay wee