![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/qarax.jpg)
(November 18, 2012)
Nairobi:-Qarax miino oo khasaaro geystay ayaa waxaa ka dhacay xaafadda Eastleigh ee ay Soomaalidu ku badan tahay ee magaalada Nairobi. Qarax ayaa waxaa lala eegtay gaari rakaab ah oo marayey agagaar
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/al-hidaaya1.jpg)
(November 18, 2012)
Nairobi:-Khudbadii Jicamaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ayaa waxaa ka jeediyey Sheekh Xasan Ibraahim Ciise xafidahulaah waxaana uu Sheekhu Khudbadiisa uga hadlay geeridii Nabigeena Max
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/DSC00595.jpg)
(November 18, 2012)
Muqdisho:-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday wasaarada Qorshaynta oo ay ka soo qayb galeen shaqaalaha wasaaradda iyo marti sharaf kale ayaa si rasmi ah wasiirkii hore ugu wareejiye Qarax goordhow ka dhacay magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii
(November 18, 2012)
Nairobi:-War haatan naga soo gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay xaafada Islii waxaana qaraxa ku dhintay 6 qof halka tiro intaas ka badan ay ku dhaawacm
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/P1030165.jpg)
(November 18, 2012)
Boosaaso:-Ciidamada Badda ee Puntland ayaa gacanta ku soo dhigey Markab laga leeyahay dalka North Korea kaas oo qashin iyo shamiinto ku daadinayay meel u jirta Dekkada Boosaaso 13 mile waxaana ma
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/amisom.jpg)
(November 18, 2012)
Balcad:-Wararka naga soo gaaraya Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ay saaka ku soo siqeen oo ay soo gaareen deegaanka Garsaale oo u jirta magaalada Jowhar ee xaru
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/xareed.jpg)
(November 18, 2012)
Garoowe:-Wasiir ku xigeenka Amniga Puntland Cabdirisaaq Xareed Ismaaciil ayaa maanta waxaa uu shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa waxaana uu ka hadlay howlgalo ay ciidanka Puntland ka fuliyeen magaala
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|