Darsigii maanta Al-Yahuudiya qeybtii 3aad Sh Dr Cali Maxamed Saalax (Maqal iyo Muuqaal)
(December 11, 2012)
Norway:-Waxaan caawa u soo gudbineynaa akhristayaasha Halgan.net darsigii maanta ee kitaabkii Al-Mowsuuca ee uu ka akhriyo Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Masjidka Al-tawfiiq waxaana uu caawa sii waday

(December 11, 2012)
Gaalkacyo:-Ciidanka badda ee dowllada Puntlland ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen koox burcad badeed ah oo ku dhuumaalaysanayey degaanka Garax oo ka tirsan degmada Garacad ee Gobolka Mudug, iska horimaa Qarax caawa ka dhacay Degmada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/ Dhexe
(December 11, 2012)
Jowhar:-Wararka naga soo gaaray degmada Jowhar ee xarunta gobalka Sh /Dhexe ayaa sheegaya in caawa weerar lala beegsaday ciidamada DFS ee magaalada Jowhar xili ay marayeen Buundada kala qeybisa x

(December 11, 2012)
Muqdisho:-Golaha Baarlamaanka ee DFS ayaa maanta waxaa ay kulan ku yeesheen magaalada Muqdisho iyaga oo su,aalo weydiiyey wasiiro ka tirsan DFS waxaana ka mid ahaa wasiirka G/dhiga C/xakiin Xaaji Maxa

(December 11, 2012)
Boosaaso:-Waxaa maanta looga dhawaaqay Magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari Xisbi siyaasadeedkii 3aad oo loogu magacdaray Xisbiga Midnimo kaas oo ku biiray Xisbiyo siyaasadeed horay loogu dhawaa
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|