Khudbadii Jimce ee Masjidka Abubakar As-Saddique ee Minneapolis [Daawo]
March 3, 2013 - Written byKhubadii Jimcada ee Abubakar As-Saddique Islamic Center ayaa waxaa uu Sheikh Abdirahman Sh Cumar (حفظه الله) aad oga hadlay in diinteena Islamka ay xaaraaantinimaysay in uu qofku dhagro ama Khiyaamo dadka oo dhan Gaal iyo Islamba.Waxaa uu sheikhu aad ug celceliyay in aysan aheen khiyaamado caqli badni iyo wanaag laakiin aysan banaaneen diiinta islamka sida ku cad xadiiska nagbiga (CSWS) عَنْ عُمَيْرِ بْنِ سَعِيدٍ ، عَنْ عَمِّهِ ، قَالَ : خَرَجَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَآلِهِ وَسَلَّمَ إِلَى الْبَقِيعِ فَرَأَى طَعَامًا يُبَاعُ فِي غَرَائِرَ ، فَأَدْخَلَ يَدَهُ فَأَخْرَجَ شَيْئًا كَرِهَهُ ، فَقَالَ : ” مَنْ غَشَّنَا فَلَيْسَ مِنَّا ” هَذَا حَدِيثٌ صَحِيحٌ sida ku cad Xadiiska nabigeena (CSWS) qofkii khiyaamo la yimaada waa mid aad ka mid aheed dhaqanka wanaagasan ee Islaanimada .Sheekh Cabdiraxmaan Sh Cumar ayaa waxaa kale uu sheegay in qofka islaamka ee masuulka ah aysan u banaanayn in dadka uu masuulka ka yahay waan qofka ugu danbi badan
Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee Masjidka ee Abubakar As-Saddique Islamic Center
Halgan.net