Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Xasan Ibraahim Ciise (Dhageyso)
March 8, 2013 - Written byNairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaana khudbada jeediyey Sheekh Xasan Ibraahim Ciise wuxuuna Sheekhu ka hadlay naadrta iyo khatarta ay leedahay waxaana uu Sheekhu aad ugu dheeraaday sida alle uga digay naarta.
Sheekh Xasan Ibraahim Ciise ayaa aad uga digay dadweynihii soo camiray Masjidka Al-Hidaaya Naarta iyo asbaabaha lagu galo waxaana uu ugu baaqay dhamaantood in ay alle u laabtaan oo ay ka fogaadaan macaasida
Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi.
[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/8q7573797p/sheekh_xasan8.mp3″]Ama Halkan Mp3
Yaasiin Ahmed Cabdi
Nairobi
Halgan.net
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
8 Comments so far
Leave a comment
ASC mashaa,allah walaahilcadiim walaayaal waa in aan dadaalno hadaana waqti heesanaa walayaal aan tobadkeeno walaahil cadiim waxbaa na sugaayo hadanan ALLAH aan loonoqonin walaalayaal ILAHAY hanacafiyo naxariistiisana hanasiiyo amiiin ilahay waxaan oga baryayaa walaalkeen sheeq ibraahim in uu ilaahay siiyo cimridheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban danbigiisa iyo kii walidkiisba ilahay dhaafo aaamiiin WALAALAH HALGAN NET QEER AAN DHAMAAN BAAN IDIIN WAREESTAY ALLAH SUBXANA WATACAALAA INUU IDINSIYO SAAD NOOGU DADAASHAAN
MANSHA ALLAH ILAHYOW KHAYR KUSI SHEKHA NARTA AYU NOGA DIGAY ALLAH HANAGA DHIGO KUWI KUWANA QATO
maasha Allaah sheikh xasan ibraahim ciise xafidahuAllaah Allaah danbigiisa iyo kan waalidkiisa ha dhaafo Aamiin walalaha galhan.net jazakumuAllaahu Kher….
maa sha alaah
walaahi inuu uxubu fuilaah sh hasan ibrahim
maasha alaah mar ayaan ka dhagaystay muxadiro safar uu ku yimid meel aan joogay waa taqi wadadkani ilahay ilahay khayrka na jeclaysii
ala maxaa ka macaan din teena macaan
halgana mah
asc,walalaha qeerkow wan idiin salamay
Maasha allaah Jazaakumul-laahu kheyran Walaalaha Halgen
Masha allah, Illahay ajir hakasiiyo sheekha
Masha allah sh.xasanibrahim ciise jzklh, baxda halgan wad mahadsan tihiin adinkana sida ad nogu so gudbisiin Muxadaroyinka.