Sheekh Yuusuf Aden oo wacdi ka jeediyay Masjidka isbahaysiga islaamka
(July 5, 2013)
Muqdisho:-Sh.Yuusuf Aden Maxamed oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka Soomaaliyeed kana soo qayb galay shirweynihii 18aad ee jamaacada al ictisaam Bilkitaab Wassunah ayaa tacliiq kooban ka jeediyay
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Mowliid Cabdi Ahmed (Dhageyso)
(July 5, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana khudbada jeediyey Sheekh Mowliid Cabdi Ahmed waxaana uu sheekhu khudbadiisa uga hadlay soo