Mutamarkii 21aad ee Wadamada Skandinevia Ee lagu qabtay Göterborg oo la soo Afmeeray (Masawiro)
(June 30, 2013)
Göterborg:-Waxaa galabata lagu soo Afmeeray magaalada  Göterborg  ee dalka Sweden Mutamarkii 21aad ee Skandinevia oo sanad walbo lagu qabto dalka Sweden waxaana ka soo qeybgalay dadweyne tiro bada
War gelin Muhiim ah oo ku socota Maamullada Dugsiyada Quraanka Kariimka ah
(June 30, 2013)
Boosaaso:-Waxaa lagu war gelinayaa dhammaan Maamullada Dugsiyada Qur,aanka, Daarul quraannada iyo Magaalooyinka Puntland in la qaban doono tartankii quraan aqriska ahaa ee la qaban jiray Bisha Bara ka
Afhayeenkii hore ee Xisbul islaam Sh Xassan Daahir gacan cadaw buu galay.[Dhagayso]
(June 30, 2013)
Muqdisho:-Afhayeenkii hore ee Ururka burburay ee Xisbul Islaam Maxamed Cabdi Caruus oo waraysi siiyey Idaacadda Shabeelle ayaa uga waramay qaabkii loo xiray Sh,Xassan Daahir Aweys xiligii uu soo gaara
Sh.Xassan Daahir Aweys oo la xiray iyo wafdigii keenay Muqdisho oo la jir dilay
(June 30, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Sh Xassan Daahir Aweys xalay ay xoog ku ka xaysteen ciidanka  nabadsugida dowllada Federaalka Soomaaliya ka dib muran xooggan oo d
Wararkii ugu danbeeyey ee Sh Xassan Daahir Aweys[Masawiro]
(June 29, 2013)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Sh.Xassan Daahir Aweys oo galabta laga soo duuliyey degmada Cadaado uu weli ku sugan Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho iyadoo
Al-shabaab oo xaqiijiyey in la khaarajiyey Macalin Burhaan iyo Ibraahim Afgaani
(June 29, 2013)
Muqdisho:-Afhayeenka ururka Al-shabaab ee dhinac howl galada Sh.C/Casiis Abuu Muscab oo shir jaraa’id ku qabtay meel ka mid ah gudaha dalka Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in ururkooda ay khaarijiyeen ma
Diyaaradii siday Sh Xassan Daahir Aweys oo ka soo degtay Garoonka Aadan Cadde
(June 29, 2013)
Muqdisho:Waxaa dhawaan  ka soo degtay Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Muqdisho diyaaradii siday Sh Xassan Daahir Aweys ,Ilo wareed ku dhow Sh Xassan Daahir Aweys oo ay Halgan.net la xiriirtay
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo xafiiska ku qaabilay Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Puntland Iyo Galmudug
(June 29, 2013)
Muqdisho:Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Puntland iyo Galmudug oo maalinnimadii
Sh Xassan Daahir Aweys oo loo duuliyey magaalada Muqdisho
(June 29, 2013)
Cadaado:-War dhawaan soo gaaray  warqabadka Halgan.net ayaa sheegay in Sh Xassan Daahir Aweys loo duuliyey magaalada Muqdisho.Sh Xassan Daahir Aweys ayaa la sheegayaa in maamulka Ximin iyo Xeeb, iyo
Mutamarka Islaamiga ah ee ka dhacay dalka Swedan
(June 28, 2013)
Göteborg:-Waxaa maalintii shalay si rasmi ah uga bilaawday dalka Swedan gaar ahaan magaalada Göteborg Mutamarkii Xagaaga oo ay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Skandinevianka  ay qabsan jireen ,

Next Page »