Daawo muqaalka & sawirada laga soo duubay Markazka Caaisha ee Laascaanood
(July 1, 2013)
Laascaanood:-Machadka Caaisha oo ka mid ah Machadyada ugu waawayn Gobolka Sool ayaa waxa uu soo bandhigay Aqoonta iyo  Tirada ardaydaa uu  gacanta ku hayo Machadkan ayaa waxaa dhidibada Loo taagay
Wararkii ugu danbeeyey ee Sh Xassan Daahir Aweys
(July 1, 2013)
Muqdisho:-Wararka maga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Sh Xassan Daahir Aweys uu weli ku xiran yahay  xarunta nabadsugida ee dowllada Federaalka ee Soomaaliya, ilo wareed ku dhow Sh Xas
Ciidanka Puntland oo sheegay in ay fariisimo kala wareegeen ururka Al-shabaab
(July 1, 2013)
Galgala:-Taliyaha Guutada koowaad ee ciidanka daraawiishta Puntland ee gobalka Sanaag Col. Cabdi Jaamac Cilmi [Dhagaf] ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen saad u badan raashin ka dib markii ay xog 
Banaanbax looga soo horjeedo xariga Sh Xassan Daahir oo ka dhacay Muqdisho.[Video]
(July 1, 2013)
Muqdisho:-Banaanbax looga soo horjeedo xariga Sheekh. Xassan Daahir Aweys ayaa maanta waxaa uu ka dhacay barxada Tarbuunka , isgoyska Banaadir iyo Zope. Dadweynaha banaanbaxa dhigayey ayaa waxaa ay
Ninkii ku guursan lahaa nin kalaa Qaba ! W/Q Sheekh C/laahi Baashe
(July 1, 2013)
Hargeysa:- Habar gaalaad oo reer galbeed ah ayaa siminaar u qabatay gabdho soomaaliyeed, siminaarku waxa uu ku saabsanaa xuquuqda dumarka ka maqan sida ay sheegaan iyo qaabkii loo soo dhicin lahaa wax
Munaasabadda loogu dabaaldegayo 1-da Luulyo oo lagu qabtay Muqdisho iyo Garoowe
(July 1, 2013)
Muqdisho:-Munaasabadda loogu dabaaldegayo sanad-guuradii 53-aad ee ka soo wareegtay xorriyadda gobalada Koonfureed ee Soomaaliya oo ku aadan maanta 1-da Luulyo ayaa waxaa ay ka dhacaday meelo kala duw