Danjire Annadif oo kulan la qaatay Madaxweynaha DFS iyo R/W Shirdoon (Masawiro)

July 3, 2013 - Written by Editor

2013_07_03_SRCC&PM_DMuqdisho:-Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Mohamed Saleh Annadif ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raisulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid

Labada dhinac ayaa waxaa ay ka wada hadleen sidii wax looga qaban lahaa xaalada  bini’aadannimo iyo amaanka waxaana sidoo kale kulankooda looga hadlay dagaaladii ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose iyo sidii gargaar loogu fidin lahaa dadkii ku dhaawacmay.

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska AMISOM ayaa waxaa lagu sheegay in AMISOM ay wax ka qaban doonto inta karaankeeda ah xaalada bini’aadannimo iyo sugida amaanka joobaha ay ku sugan yihiin ciidankooda.

no images were found

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ee DFS ayaa ku eedeeyey dowlada Kenya ee qeybta ka ah howlgalada AMISOM in ay dhexdhexaad ka ahayn dagaaladii ka dhacay Kismaayo balse warsaxaafadeedka ka soo baxay dowlada Kenya ayaa iska fogeeyey in ay ciidankooda qeyb ka ahaayeen dagaaladii ka dhacay Kismaayo

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online