
(September 7, 2013)
Waxaa maanta oo taariikhdu ay ku began tahay 09/07/13,waxaa si habsami leh u socdo shirkii sanadlaha ahaa ee Golaha iskutaga Masaajida ee Waqooyiga Maraykanka,shirka sanadkan waxaa ka soo qayb galay d

(September 7, 2013)
Muqdisho:-Wafdi uu horkacayo Madaxweynaha maamulka KMG-ka ah ee Jubba, Sh.Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Ade Maxkamada Ciidanka Puntlland oo xukun ku riday askar ka tirsan ciidanka Badda.[Masawiro]
(September 7, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta Maxkamada Ciidanka qalaba sidda ee Puntlland ee gobollada Bari, Karkaar Heylaan Sanaag iyo Gardafuu ay xukun ku riday ciidamo ka tirsan kuwa badda Puntlland oo afduubay Markab la

(September 7, 2013)
Boosaaso:-Jaamacadda Bariga Afrika oo ah Jaamacaddii ugu horeysey ee Puntland laga furay 1999-kii Isla markaana ka mid ah Jaamacadaha Soomaaliya ugu balaaran , waxayna Xarumo ku leeday ilaa todoba M

(September 7, 2013)
Djbouti:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo maanta Aqalka Madaxtooyadda ee Dalka Djibouti kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Dalka Djibouti Mudane Ismaac

(September 7, 2013)
Muqdisho:-Waxaa qarax miino ah lagu weeraray mid ka mid ah Makhaayadda ugu caansan magaalada Muqdisho laguna magacaabo Village Restaurant kuna dhow guriga Hooyooyinka ee magaalada Muqdisho. Qarax mi

(September 7, 2013)
Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay Masaajidka Abubakar As-Saddique Islamic Center ee magaalada Minneapolis, shirkii 12-aad ee golaha Imaamyada ee waqooyiga Ameerica. Ugu horayntii waxaa lagu soo dhaw
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|