
(September 30, 2013)
Boosaaso:-Waxaa maanta la soo bandhigay qandaraaska dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Bossaso ee xarunta gobolka Bari waxaana qandaraaska u tartamayey 20 shirkadood oo ay wakiiladooda ay joog

(September 30, 2013)
Istanbul:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulamo kula qaatay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Turkiga, jaaliyadda Soomaalida g

(September 30, 2013)
Dubia:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/raxmaan Sh. Maxamed (Faroole) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dubia ee xarunta dalka Isutaga Imaaaraadka Carabta waxaana halkaas ku soo dhawe

(September 30, 2013)
Garoowe:-Nadwo ka socotay magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay gashay habeenkii labaad waxaan muxaadaradii labaad jeediyey Shiikh.Maxamed Macalim Axmed waxaan uu ugu magacdaray ci

(September 30, 2013)
Finland:-Sheekh Mustafa Cabdilaahi Aadan (AbuRawda) oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Wadanka Denmark oo booqosho ku yimid magaalada Helsinki ee dalka Finland waxaana uu halkaas ka jeedi Warbixin Nadwo cilmiyeed diini ah oo ka bilaabatay magaalada Garoowe[masawiro]
(September 30, 2013)
Garoowe:-Xalay oo ay Taariikhdu ahayd 28/09/2013 waxaa ka bilawday Masjidka weyn Al-hudaa ee Magaalada Garoowe Nadwadii lixaad oo ka mid ah Nadwooyin Taxana ah oo sanad kasta lagu qabto Garoowe. Nadwa
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|