Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo gaaray dalka Yemen.
(September 24, 2013)
Sanca:-Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Faroole iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Sanca ee caasimada dalka Yemen. Wafdiga madaxweynaha Puntlland ee gaaray dalka Yemen ayaa waxaa
Madaxweynaha DFS oo la kulmay madaxda Jaamacadda Ohio State University
(September 24, 2013)
Ohio:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay madaxda Jaamacadda Ohio State University iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada gobolka Ohio ee da
Khudbadii Madaxweynaha Puntlland uu ka jeediyey Shirka New deal oo uu baahiyey PLTV.[Daawo]
(September 24, 2013)
Garoowe:-Waxaa markii ugu horaysay baahiyey khudbadii Madaxweynaha Puntland uu ka jeediyey Shirkii New deal ee lagu qabtay magaalada Brussels iyadoo fasiix ah Taleefashinka dowladda Puntland PLTV. Khu
Rasaas iyo qaraxyo wili laga maqlayo gudaha xarunta Westgate Mall
(September 24, 2013)
Nairobi:-Waxaa maalintii Afaraad ka socda xarunta ganacsiga ee Westgate iska horimaad u dhexeeya ciidanka Militariga dalka Kenya iyo kooxda Al-Shabaab ee madaxfurashada u heysta dadweyne rayid ah oo a
Ciidanka badda Puntlland oo qabtay dad Tahriibayaal ah
(September 23, 2013)
Boosaaso:-Ciidanka badda ee Puntland oo ka sameeyey howl galo magaalada Boosaaso ayaa waxaa ay soo qabteen ilaa 14 qof oo tahriibayaal ah kuwaas oo doonayey in si dhuumaalaysi ah ay ugu tahriibaan dal
Ra’iisul wasaaraha DFS oo lagu soo dhaweeyey magaalada Geneve[Masawiro]
(September 23, 2013)
Geneva:-Ra’isul Wasaaraha DFS Mudane Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid" iyo wafdigii uu hogaaminayay oo xalay soo gaaray magaaladda Geneve ee dalka Switzerland ayaa ka qayb-galaya shirka kal-fadhiga 3-a
Golaha wasiirada DFS oo ka shiray weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen Westgate Mall.[Masawiro]
(September 23, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi ahayn, iyadoo uu shir gudoominayay Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Kheyraadka Dalka C
Qaraxyo dhowr ah oo laga maqlay gudaha dhismaha Westgate Mall.[Daawo Live]
(September 23, 2013)
Nairobi:-Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee xarunta Kenya ayaa sheegaya in rasaas xooggan iyo Qaraxyo culus ay haatan ka dhacayaan gudaha dhismaha Westgate Mall. Tv Al-Jazeera ayaa sheegay in ku
Rasaas culus oo laga maqlayo Xarunta Westgate Shopping Mal
(September 23, 2013)
Nairobi:-Wararka saaka naga soogaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in rasaas xooggan  laga maqlayaa dabaqa 4aad ee dhismaha Westgate Mall, halkaas oo ay kooxda Al-shabaab d
Madaxweyne DFS Xasan Sheekh oo ka tacsiyeyey dilka Xildhibaan Xuseen C/Salaam.
(September 23, 2013)
Muqdisho:-Madaxeweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareyey dilkii caawa magaaladda Muqdisho loogu geystay Xildhibaan Xuseen C/Salaan oo ka mid ahaa X

« Previous PageNext Page »