![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/04/Sh-Abdirahman-Sh-Cumar.jpg)
(April 11, 2014)
Minneapolis:-Khudbadii Jimcaha ee maanta Masjidka Abu Abubakar ee magaalada Minneapolis ayaa waxaa maanta looga hadlay xurmada qofka Muslinka uu leeyahay iyo dhibaatada lagu hayo Soomaalida ku nool xa Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo safar ku tegi doona Beri magaalada Kismaayo
(April 11, 2014)
Kismaayo:-Ra'iisulwasaaraha Dowladda federaalka Soomaaliya Dr.C/weli Sh.Axmed ayaa maalinta beri waxaa uu safar ku tegi doonaa magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose oo maalmihii la soo Maxaad ka Taqaana Sh.Abdirashid Sheekh Cali Suufi Qeybtii 1aad ilaa 3aad (Daawo)
(April 11, 2014)
Madiina:-Walaalaha sharafta leh ee ku xiran webka Halgan.net waxaan la socodsiinaynaa in la bilaabay barmaamij xiiso badan oo ah wareysiyo iyo kulamo gaar ah aan la yeelan doono Culumada ugu caansan e
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/04/IMG-20140411-WA0003.jpg)
(April 11, 2014)
Jigjiga:-Sheekh C/risaaq Takar oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada London ayaa socdaal dacwadeed ku tagay magaalada Jigjiga waxaana uu maanta muxaadaro ka jeediyey Masjidka bilaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/04/IMG_8220.jpg)
(April 11, 2014)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golayaasha Dawladda waxay sidoo kale kormeereen meelo badan oo xarumaha Dawladda ah,kuwaasi oo kala ahaa xabsiga -weyn ee Galkacyo, saldhiga qa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/04/Shaafici.jpg)
(April 11, 2014)
Muqdisho:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana khudbadii maanta jeediyey Sheekh Maxamed Shaafici xafidahulaah waxaana uu Sheekhu ka hadlay
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/04/flv.jpg)
(April 11, 2014)
Holland:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigiisa in la qaban doono Mutamarkii sanadlaha ahaa, kaas oo loogu talo galay in lagu wacyi galiyo dhamaan
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/04/protest.jpg)
(April 11, 2014)
Minnesota:- Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan Soomaalidda deggan magaalooyinka mataanaha ee St. Paul iyo Minneapolis ee gobolka Minnesota in maalinta Jimcaa April 11, 2014 la dhigi doono bannaanbax loog
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|