
(April 15, 2014)
Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedkii ka socotay magaalada Boosaaso gaar ahaan Majidka weyn Al-Rowda ayaa caawa gashay habeenkii labaad waxaana caawa muxaadarada jeediyey Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike waxa

(April 15, 2014)
Johannesburg: -Waxaa haddii alle idmo la filayaa in dhawaan magaalada Johannesburg ee Koonfur Afrika shirkii golaha shuuradda ee majliska albayaan, shirkaas oo sanad kasta mar la qabto. Shirka ayaa

(April 15, 2014)
Garoowe:-Wasiirka warfaafinta dowladda Puntland Cabduwali Xirsi Cabdulle Indho-guran ayaa waxaa uu saxaafadda u akhriyey galabta warsaxaafadeed ay maanta ka soo saareen shir deg deg ah oo ay yeeshee

(April 15, 2014)
Taleex:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan S/land kana soo jeeda gobalka Sool ay la wareegeen Degmada Taleex halkaas oo ay Maamulka Khaatumo uu

(April 15, 2014)
Leicester:-Waxaa maalinimadii Axadii oo ay taariikhdu aheyd 13/04/2014 lagu qabtay xarunta Socopa ee magaalada Leicester, barnaamij si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu baraneyey sidda quruxda ba

(April 15, 2014)
Laascaanood:-Waxaa saaka magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool looga dareeray Roob doon Ballaadhan sidda bulshada ku dhaqan magaalada Laascaanood lagu ogeysiisay shalay , gabi ahaan waxaa la q

(April 15, 2014)
Boosaaso:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradii koowaad ee Nadwo cilmiyeedkii diiniga ah ee 12aad ee xalay si rasmi ah uga bilaawday Masjidka weyn ee Al-rowda ee Boosaaso waxaana cinwaanka nad

(April 15, 2014)
London:-Sida ay qortay Mareegta Strategic Intelligence ayaa waxaa ay sheegtay in dalka Soomaaliya gaar ahaa deegaanada Puntland ay ku jiraan balaayiin birmiil oo shidaal kuwaas oo hadii la soo saaro a
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|