
(April 18, 2014)
Boosaaso:-Waxaa lagusoo gaba gabeeyay Majidka wayn ee Al Rawda ee Magaalada Bosaso Nadwadii kasocotay oo ahayd Nadwadii 12aad ee lagu qabto BosasoMawduuceeduna uu ahaa (أعمال القلوب) , iyad

(April 18, 2014)
Gaalkacyo:-Xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta si rasmi ah u doortay duqa degmada Gaalkacayo iyo ku xigeenkiisa, kuwaas oo kala ah Cabdi-casiis Max

(April 18, 2014)
Kismaayo:-Munaasabad gabogabo u aheyd socdaalkii shaqo ee Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay kuna sugnaa mu

(April 18, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii jimacaha ee Masjidka Al.Hidaaya waxaana khudbada maanta jeediyey Sheekh Maxamuud Shible waxaana uu sheekha khudbadiisa uga hadlay dhibaatooyinka haysta Mu,tamarkii 3aad – oo ka bilaaban doona Markazka Al-Tawxiid ee magaalada Kampala
(April 18, 2014)
Kampala:-Markaz tawxiid waxaa uu ogaysiinayaa ummada soomaaliyeed meelwalba ay joogaan in uu bilaabmayyo mu,tamarkii 3aad maalinta jimcaha ay taariikhdu ku beegantahay 18 april salaada casir dabadeed

(April 18, 2014)
Boosaaso:-Waxaa caawa galay habeenkii 4aad Nadwo diini ah oo ka socotay masjidka Rowda ee magaalada Boosaso iyadoo caawa muxaadarada uu jeediyey Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf isagoo ka hadlay Dhibaatooyink

(April 18, 2014)
Boosaaso:-Culumaa’udiinta Soomaaliyeed ee dowladda Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay inaan laga tagi karin gudniinka,kana digay kan fircooniga ah,ka dib kulan ay la qaateen qaybaha Bulshada ku dhaqa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|