Mid ka mid ah kooxda Daacish oo ka hadlaya dilkii Sheekh Abu Khaalid Suuri [Video]

April 26, 2014 - Written by Editor

abukhaaldSuuriya:-Waxaa marka lagu faafiyey mareegaha taageera kooxaha Islaamiyiinta ee Jihaadka ka wada dalka Suuriya mid ka mid ah Khawaarijta Daacish oo si faahfaahsan uga waramaya dilkii alaha u naxariistee Abu Khaalid Suuri oo ay dileen kooxda Daacish.

Warbaahinta sida gaar ah u soo gudbisa howlgalada kooxda أحرار الشام oo ka tirsan Jabhada Islaamiga ee Suuriya oo ay ku midoobeen kooxo Islaamiyiin ah ayaa faafisay cajal muu qaal ah oo uu ka soo muuqaday mid ka mid ah kooxada Daacish oo ka waramaya dilkii Sh Abu Khaalid Suuri. Ninka ka waramaya qaabkii loo dilay loona diyaariyey dilkii Khaalid Abu Suuri ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Axmed Cumar

Hoos ka Daawo mid ka mid ah Khawaarijta Daacish oo ka waramaya qaabkii loo dilay Sh Abu Khaalid Suuri

Waxaa kale oo kalimad qiimo badan ka jeedinaya filmka Sheekh Abu Cabdilaah Al-Xamawi

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online