
(April 29, 2014)
Hargeysa:-Sh Maxamed Cali Gadhle waxaa uu ka mid yahay culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Hargeysa, Sh Maxamed Gadhle ayaa waxaa uu duubay ama akhriyey kutub badan oo Fiqi ah oo dad badan ay k

(April 29, 2014)
Kismaayo:-Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in dowlada Kenya ay maanta qunsul cusub u soo magacaawday maamulka KMG ah ee Jubba waxaana wafdiga ku soo dhaw

(April 29, 2014)
Kismaayo:-Wafdi uu horkacayo Safiirka dowladda Britain u fadhiya Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose Mr.Neil Wigan Safiirka dolwada Bitain ayaa waxaa ku soo

(April 29, 2014)
Suuriya :-Abu Qataada Al-Falastiini oo ka mid ah wadaada aadka ula dhacsanaa Ururka Al-Qacida iyo kooxaha la fikirka ah ayaa waxaa uu qorey Risaalo cusub waxaana uu aad uga hadlay xaalada Suuriya

(April 29, 2014)
Boosaaso:-Ciidanka amniga Puntland ee Boosaaso ayaa waxaa ay saaka saxaafadda u soo bandhigeen dhalinyaro gaaraya ilaa 13 kuwaas oo ay ciidanku ku eedeeyeen in ay wax ka abaabulayeen qarax fashilmay o Ayaan Darane Ibnul Calqami & Tataarkii” Qeybtii. 3aad W/Q Sh Shible
(April 28, 2014)
Nairobi:-Waa qeybtii 3aad ee taxanaha Ayaan Darane oo aan ku soo bandhigno dhacdooyin mudan dhugasho gaar ah. waxaan qeybtan ku soo qaadanayanaa nin ka qeyb qaatay dhacdadii tataarku ku qab sadeen caa

(April 28, 2014)
Qaahira:-Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa dil ku xukuntey 683 xubnood oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa Ikhwaanul Muslimiinka, kadib markii lagu heley dembiyo ay ka mid yihiin dil loo geystey sarkaal booli

(April 28, 2014)
Jigjiga:-Sheekh Maxamed Cabadi Umal oo deegaanka soomaalida itoobiya soo gaa dhay 16/3/014 ayaa jigjiga ka baxay 28/3/014 kadib markuu 11 muxaadaro oo isdaba joo ah ka jeediyay magaalada jigjiga ee xa

(April 28, 2014)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha maamulka Galmudug, Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) ayaa maanta waxaa uu wareegto ku magacaabay golaha wasiirrada cusub ee maamulka Galmug. Madaxweynaha Galmudug Jen. Cab

(April 28, 2014)
Burco:-Waxaa maalintii sabtida ee taariikhdu ahayd 27-Jamm-1435 kuna beegnayd 27-April-2014 lagu soo dhaweeyay magaalada Burco Sheekh Dr. Faysal Max,ed Cali oo ka soo guuray dalka Sacuudiga (Madiina)
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|