Roobdoon sii weyn loo agaasimay oo ka dhacday Waqooyiga caasimada Puntland ee Garowe.
(April 28, 2014)
Garoowe:-Roobdoontaan oo ay horay ugu baaqeen wasaarada diinta iyo owqaafta Puntland iyo hay’adda Al-minhaaj dacwada iyo horumarinta faraceeda gobolka Nugaal ayaa saaka ka dhacaday magaalada Garoowe
Sh.Haaruun Xusen oo darajada Dr.ka qaatay Jamaacada Madiina[Masawiro]
(April 27, 2014)
Madiina: Maamulka Shabakada Wararka Halgan .net ayaa tahniyad gaar ah waxay u dirayaan Sheekh Haaruun Xusen oo darajada Diktooraa ka qaatay Jaamacada islaamiga ee Madiina waxaana uu Sheekhu ku qaatay
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo kormeer ku tagay saddex wasaaradood (Masawiro)
(April 27, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kormeer ku tagey Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta, Wasaaradda Tamarta iyo Bi
Raaf xooggan oo ka socda Xaafada Islii oo ay degan yihiin jaaliyada Soomaaliyeed
(April 27, 2014)
Nairobi:-Ciidamada ammaanka ee dalka Kenya, oo aad u tira badan ayaa shalay ilaa maanta howlgallo aad u baaxad weyn ka wada xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, halkaasoo dad badan lagu qabqabtay.
Shirkii Madaxda Afrika uga socda Bahir Dar oo la soo afmeeray (Masawiro)
(April 27, 2014)
Nairobi:-Waxaa goor dhawayd soo xirmay Shirkii Madaxda Dalalka Afrikaee ka socday magaalada Bahir dar ee Dalkaasi Ethiopia , shirkaasi oo looga hadlayey dhawr qodod oo la xiriira amuuraha Amniga Qarad
Mu,assasda Al-minhaaj oo kulan u qabatay Golaha degaanka Gaalkacyo.[Masawiro]
(April 27, 2014)
Gaalkacyo:-Waxaa Mu,asasda al minhaaj qaybta magaalada Gaalkacyo ay kulan u qabatay golaha degaanka Gaalkacyo ee la dhisay maalintii jimcaha ahayd ee taariikhdu ahayd 25/04/2014. Kulanka u jeedadiiso
Deegaanada Puntland oo laga iclaamiyey maalinta birito ah roob doon .
(April 27, 2014)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Puntland  Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta si rasmi ah u iclaamiya in maalinta birito ah oo isniin ah lagu qaban doono dhamaan deegaanada Puntlan
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee DFS oo lagu soo dhaweeyey dalka Tunis (Masawiro)
(April 27, 2014)
Tunis:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay Wasiirka Maaliyadda H.E. Hussein Abdi Halane a
Mashaakilka Mukhaadaraadka Dr Cabdiwahid Alibate Helsinki (Video)
(April 27, 2014)
Finland:-Dowradii dhalinyarada Masjidka Alhudaa Helsinkii mowduucyadii lagaga hadlay waxaa ka mid ahaa Mashaakilka Maandooriyaha  kaas oo uu so jeediyey Dr Cabdiwaaxid Alibeto. Hoos ka daawo Dhiba
Wasiirka Caafimaadka Puntland oo amray in dhakhaatiirta ka howl gasha Puntland ay iska diiwaan geliyaan
(April 26, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta Digreeto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland Dr.Saadiq Eenow lagu wargeliyey dhamaan dhakhaatiirta ka howlgala gudaha deegaanadda Puntland in

« Previous PageNext Page »