Xildhibaan Jaamac Xasan Aden oo lagu dhaawacay Afaafka Hore Ee Masjidka Badha-Badha Ee Magalada Burco

April 12, 2014 - Written by Editor

Xildhibaan Jaamac Xasan AdenBurco:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer ayaa sheegay in Xildhiban Jaamac Xassan Aaden oo ka mid ah Xildhibanada Golaha Wakiilada Maamulka S/land lagu dhaawacay Afaafka hore ee Masjidka Badha-Badha Ee Magalada Burco

Xildhibaan Jaamac Xasan Aden  ayaa waxaa weerar ku qaaday markii uu ka soo baxay Masjidka Badha-Badha  ee magaalada Burco nin ku hubeysan tooray waxaana uu u geystay dhaawacyo halis ah waxaana loola cararay Isbitaalka weyn ee magaalada Burco. Ilaa iyo haatan lama yaqaan in la qabtay ninka dhaawac u geystay Xildhibaan  Jaamac Xasan Aden oo ka soo baxay Masjidka Badha-Badha  oo uu ku soo tukaday salaadii Duhurka.

Ciidanka Amaanka ee magaalada Burco ayaa soo gaaray Masjidka Badha-Badha   oo uu weerarka ka dhacay waxaana ay bilaabeen howlgalo lagu sugayo amaanka iyaga oo bilaabay baaritaano.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online