
(July 16, 2014)
Jigjiga:-Hay,ada gargaarka iyo horumarinta deegaanka Somaalida itoobiya ee SAAD ayaa deeq raashin qaybin ah ka bixisay afarta ismaamul magaalo ee Jigjiga G,odey Dhagaxbuur iyo Qabridahar . Barnaami

(July 16, 2014)
Muqdisho:-Waxay Mu’asasada SAFA ee Dacwada iyo Horumarinta qabatay maanta oo ay taariikhda tahay 18- 9- 1435H xafladda furitaanka tartanka quraanka kariimka oo lagu qabanayo Masjika abuubakar assidi

(July 16, 2014)
Mecca:-Sheekh Maxamed Al-Munjid oo ka mid ah culumada ugu waaweyn dalka Suuriya mudo dheerna ku noolaa dalka sacuudiga ayaa muxaadarooyin taxane ah uga hadlay Manhajka Khawaarijta waxaana uu si faahfa

(July 16, 2014)
Garoowe:-Waxaa maantay oo taariikhdu tahay 09/07/2014 masjidka Alhuda ee magaalada Garoowe muxaadaraad ka bilaabay Sh axmed Cabdisamad, Sheekha ayaa waxaa uu muxaadaraadkiisa cinwaan uga dhigay “Dab

(July 16, 2014)
Jigjiga:-Hay,ada SUNNA oo golaha sare arimaha islaamka deegaanka somaalidu gacan siinayo ayaa u qabatay 30 ka mid ah culimada deegaanka wax ka akhrisa ama wax ku barta nidaamka loo yaqaano (xerta) ,

(July 16, 2014)
Garoowe:-Waxaa soo gaba gaboobay kulan ay isugu yimaadeen xubnaha ku bohoobay daladda waxbarashada ahliga ah ee PEN (private Education Network) kulankii sanalaha ahaa. Kulankan oo ah mid la qabto sana

(July 16, 2014)
Muqdisho:-Isagoo ku hadlaya magaca Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayuu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sh.Axmed wuxuu maanta tiiraanyo ka muujiyay dagaalka labada beelood ku
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|