
(September 30, 2014)
Laascaanood:-Deegaanak Qorilay waxa uu katirsan yahay Gobolka Sool,Laascaanood waxa uu kaga beegan Yahay dhanka koonfured waxa uu jiraa 73"Km dadka deegaanka ayaa waxa ay in badan la tacaalayeen ina

(September 30, 2014)
Muqdisho:-Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta waxaa uu ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaana ay u dhoofeen dalka Sucuudi Ca Ciidanka DFS iyo AMISOM oo la Wareegay degmada Raage Ceelle ee gobolka Sh/ Dhexe.
(September 30, 2014)
Raage Ceelle :-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa galabta la wareegay degmada Raage Ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe ka dib markii ay Degmada isaga baxeen ciidamo ka tirsan Al-Shabaab oo halkaas

(September 30, 2014)
Helsinki:-Waxaa Maamulka Masjid Alhuda ee Helsini Islamic Center uu dhammaan walaalaha ku nool Helsinki iyo nawaaxigeeda la socodsiinaynaa in haddii Allaah idmo salaadda ciidda lagu tukan doono Maalin Mu’addin Wardi Saalax oo xalay lagu dilay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan
(September 30, 2014)
Hiiraan:-Waxaa allaha u naxaiistee xalay lagu dilay Xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Wardi Saalax oo mu’adin ka ahaa mid ka mid ah masaajida magaalada xili u

(September 30, 2014)
Garoowe:-Waxaa maantay Hoolka Shirarka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sarre ee Puntland ka furmay shir heerkiisu sarreeyo oo socon doona laba maalmood, shirkaas oo ay ka soo qayb galeen Madaxda

(September 30, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya gobalka Sh/dhexe ayaa sheegay in Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ay kaabiga ku hayaan degmooyinka Cadale iyo Raage Ceelle ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Ciidamada DFS iyo kuw

(September 29, 2014)
Burco:-Xaflad qalinjebin ah oo ay ka soo qayb galeen Culimada Waaweyn ,ee gobolka togdheer salaadiin iyo weliba masuuliyiin kale ayaa ka dhacday xarunta machadka barashada Culluunta sharciga e

(September 29, 2014)
Boosaaso:- Jaamacadda Bariga afrika faraceeda magaaladda Boosaaso ayaa maanta u qab tay xaflad soo dhaweyn ah boqolaal ardey oo isugu jira wiilal iyo gabdho oo kusoo biiray Jaamacadda sanad dugsiyeedk

(September 29, 2014)
Finland:-Wareegto kasoo baxdey Xafiiska Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiqweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa wakiilka dowladda Puntland u fashiya dalka Finland loo magacaabay Eng. Cabdirsaaq
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|