![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/09/maqaal.jpg)
(September 3, 2014)
Qisaba qisay ku xusuusisaa, sheekana sheekey keentaaye, wararkii maanta lagu soo qoray mareegaha internetka ee ahaa duqeyntii Sablaale lagu bartilmaameedsaday saraakiisha Alshabaab, iyo in la leeyahay
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/09/Xafladda_Jaamacadda_Qardho-1.jpg)
(September 3, 2014)
Qardho:-Xafladaani oo ay soo agaasimeen ardayda wax kabarata Jaamacadda Bariga Africa faraceeda Qardho iyo kuwa sanadkaan ka qalin jabinaya ayaa waxaa loogu talalagalay in ardayda ay ku soo bandhigaan Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo Laabtay Muqdisho.
(September 3, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu ka soo qeyb galay xafladii Caleema saarka ee Madaxweynaha AlShabaab oo iska baxay deegaano ka tirsan gobalka Galgaduud
(September 3, 2014)
Ceelbuur:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan DFS iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud gaar ahaa deegaannada
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/09/break1.gif)
(September 3, 2014)
Hiiraan:-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa maanta waxay la wareegeen gacan ku haynta Degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan.waxaana halkaas isaga baxay kooxda Al-Shabaab oo sanado dhowr ah gacanta ku h
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/09/IMG_0213.jpg)
(September 3, 2014)
JigJiga:-Hay,ada gargaarka iyo horumarinta deegaanka somaalida itoobiya (SAAD) ayaa deeq dhar ah soo gaadhsiisay qaar ka mid ah caruurta agoonta ah ee ku nool magaalada jigjiga. Deeqdan ay hay,adu man
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/09/ciidanka.jpg)
(September 3, 2014)
Galgaduud:-Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaa ka ambabaxay degmada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud, waxaana ay u dhaqaaqeen deegaaano u dhexeeya degmooyinka Ceel-buur iyo Dhuusamarreeb.
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|