Sh Abdirashid Ali Nuur oo ka hadlay Buug lagu daahfuray Nairobi uu ka qeyb galay [Daawo Video-ga]
(September 25, 2014)
Nairobi:-Sh Abdirashid Ali Nuur ayaa waxaa uu ka hadlay buug dhawaan lagu daahfuray magaalada Nairobi oo u gafay diinta Islaamka iyo Nebigeena Muhamad NNKH Sh Cabdirashiid ayaa waxaa uu ka sheekeeyey Madaxwaynaha DFS oo Khudbad ka jeediyay shir looga hadlayay Arimaha Soomaaliya (Daawo-Video)
(September 25, 2014)
New York :-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey shir gaar ah oo looga hadlayey arrimaha Soomaaliya oo ay wada gudoominayeen xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban-ki Moon i Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay dacwadda Soomaaliya u gudbisay Maxkamadda Caalamiga
(September 25, 2014)
Muqdisho:-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir ayaa maanta shir jaraa’iid oo uu ku qabtay xafiiskiisa ku faahfaahiyay xuduud badeedka Soomaaliya iyo dacwadda ka dhanka ah Dagaal ku dhexmaray Koonfurta Gaalkacyo koox burcadbadeed ah iyo khasaaro ka dhashay
(September 25, 2014)
Gaalkacyo:-Waxaa dagaal u dhexeeya kooxo burcadbadeed ah ayaa saaka waxaa uu ka dhacay Koonfurta magalada Gaalkacyo ee ay maamulaan maamulka Gal-mudug waxaan dagaalkaas dhimasho iyo dhaawac ay soo kal Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo madaxtooyada ku qaabilay saraakiil ka socotay xafiiska UNSOM ee Soomaliya.
(September 25, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha DowladdaPuntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Xafiiskiisa Aqalka Madaxtooyada kula kulmay Agaasimaha Mashruuca sharciga , Kala Dambeynta iyo Nabadgelyada UNSOM ee So Eng Cabdirashiid Bulxan Boqor oo xalay lagu dilay magaalad Garoowe
(September 25, 2014)
Garoowe:-Allaha ha u raxmadii waxaa habeenkii xalay dhagar qabayaal gacan ku dhiiglayaal ah ay ku dileen magalaada Garoowe Eng Cabdirashiid Bulxan Boqor oo ka mid ahaa injineerada hay’adda wadooyink
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|