Ururka Al-shabaab oo xaqiijiyey geerida Axmed Cabdi Godane [Akhriso]

September 6, 2014 - Written by Editor

godane1Baraawe:- Ururka Al-shabaab ayaa bayaan ay soo saareen dhawaan waxaa ay xaqiijiyey in uu geerida hogaamiyahood Axmed Cabdi Godane ka dib duqeyntii ay  diyaaradaha Maraykanka ay ka geysteen Isniintii la soo dhaafay gobolka Shabeeladda Hoose, Hogaanka Ururka Al-shabaab ayaa waxaa kale oo ay bayaankooda ku sheegeen in ay doorteen hogaamiye cusub oo lagu magacaabo Sheekh Axmed Cumar “Abu Cubeydah”  oo sidoo kale loo yaqaan “Axmed Diriye” .

Bayaanka ka soo baxay hogaanka Al-shabaab  ayaa waxaa kale oo ay ku xuseen in ururka Al-Shabaab ay cusboonaysiinayaan balanta ay kula jireen hoggaamiyaha ururka Al-Qaacida Ayman al-Zawaahir. Nuqul ka mid ah Bayaanka ayaa soo gaaray Halgan.net hoos ka Ee

Halkan ka Akhriso Bayaankii oo Af Carabi ah

Halkan ka Akhriso Bayaankii oo Afka ingiriisi ku qoran

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online