Ardayda Jaamacadda Nugaal oo sagootiyey Macalinkoodii oo waxbarasho u aaday dalka Turkiga.[Masawiro]

September 17, 2014 - Written by Editor

20Laascaanood:-Ardayda Kulliyada IT ga Jaamcada Nugaal ayaa shalay u dhigey Macalinkoodii ay dad ugu Jeclaayeen Xaflada Sagootineed Maadama Macallinkooda Eng. Abdi Halim Sh Adam Wali uu Waxbarashada Heer ka ugu Sarreeya u Aadaya Turkiga . Eng. Abdi Halim oo Master Degree ga ku soo diyaarinaya wadanka Turkeyga , ayaa ka Hayaamey maanta Magalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Ardaydan Sharafta Leh ayaa Macallinkooda si wanaagsan oo Xikmadeysan u Sagootiyey Macallinkooda En Abdi Halim Sh Adam Wali, Waxaana Xaflada ka soo qayb galeen Laamaha kala duwan ee bulshada iyo Gudoomiyaha Jaamacadda Nugaal University.

Ardayda oo Gudoonsiiyey Macallinkooda Abaal Marino , iyo Shahaado Sharaf, Eng. Abdi Halim Sh Adam Wali ayaa ka u sheegy Ardayda in uu ad u fraxsan yahay , kuna soo noqan doono Wadankiisa Hooyo , iyo Magaaladiisii uu Wax ku So Bartey 16 Sano ee u Danbeeyey.

Sidoo Kale wuxuu ku dhiiri galiyey dhallinyarada Eng. Abdi Halim Sh Adm in Wadankooda wax ku bartaan , oo ay Istcimaalaan awooodihii Alle siiyey. Waxbartaa, Shaqystaan , magaaladooda ay ka heleyaan fursado badan oo u baahan Aqoon , Karti iyo dedaal.

Ardayda Kuliyada IT-ga Jaamcadda Nugaal ayaa ah Hormuudka Kuliyadaha 7 ah ee Jaamacadda ka Kooban tahay, Sidoo Kalena ah Kuliiyada labaad ee ugu wax qabad ka Badan Kulliyadaha JaaamacadaMarka Laga Yimaado Kuliiyada Shareecada .

no images were found

Mawliid Ismacil Haradigeed
Lascaanood,Somalia

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online