Dhalinyaro lagu eedeeyey in ay ka tirsan yihiin Al- shabaab oo lagu qabtay Jarmalka.[Dhagayso]

September 10, 2014 - Written by Editor

jarmalSadex qof oo u heysta Jinsiyadda dalka Jarmalka oo looga shakiyay inay xubno ka ahaayeen ururka Al-shabab ee Somalia ayaa dhawaanlagu xiray garoonka Frankfurt ee dalka Jarmalka, iyagoo la socday dayuurad ay ka soo raaceen dalka Kenya.

Booliska dalka Kenya ayaa sheegay inay baaris ku hayaan hadii uu jiro xiriir ka dhaxeeya raggan iyo laba qof oo Jarmalka u dhashay oo looga shakiyay inay shabaab ka soo bar bar dagaalameen oo ay gacanta ku hayaan biiliska Magaalada Nairobi.

Maxamed Xaashi Cosoble oo ah Saxafi deggan magaalada Munich ee dalka Jarmalka Ayaan wax ka weydiinay xariggan raggan.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga la Xiriira Rag Lagu Qabtay dalka Jamalka

Source VOA

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online