Golaha wasiiradda dowladda Puntland iyo Saraakiisha Ciidanka oo ku shiray Garoowe.[War-saxaafadeed]
September 26, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Golaha wasiiradda dowladda Puntland iyo Saraakiisha Ciidanka ayaa waxaa kulan gaar ah oo ay ku yeesheen magaalada Garoowe waxaa ay uga hadleen xaalada amaan ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Golaha wasiiradda dowladda Puntland ayaa warsaxaafadeedkooda waxaa ay ku sheegeen in aysan jirin wax go’aan ah oo ay dowladda Puntland kaga joojisay madaxda maamulka Gal- Mudug Cabdi qaybdiid in uu ka soo dego garoonka waqooyiga Gaalkacyo iyo Koonfurtaba.
Hoos ka eeg Warsaxaafadeedkii ay soo saareen Golaha wasiiradda dowladda Puntland no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net